by Ismaaciil C Ubax
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil ku waraysan doono dad uu u arko in ay saamayn ku leeyihiin isaga, kuwaas oo uu la kulmayo marka uu dunida ku wareegayo.